MA CICLO E ABEESADU .

Beryo haddii ts joogey oo wax cudurdaar ah Gaannl laga waayey, maslaxeddiina uu garan waayey ayuu Ismaaciil gabaygii ku laabray oo tiriyey tixdan yar oo aad moodo inay tii hore ka kulushahay. Wuxuu yiri :


Ma cido e‘abeesadu kob bay caasha dhigataaye

Cawska iyo xaabkay gashaa calaf ku dhawrtaaye

Goortii cag lagu joojiyey caro la toostaaye

Canaawgay haleeshaa u go’a caabaa dabadeede

Caligerii waa saas haddaad mooddey cayn kale e.