KORMEER IYO NAFHUR
Sayidku hawlaha muhimka ah ee uu Ismaaciil cuskin tirey waxaa ka mid ahaa sidaanuu horayba u soo niri kormeeridda meelaba ayy Daraawiishtu satdhigyada iyo qal cadaha ku leedahay. In badan ayyuu wu diray bal inuu soo ilaaleeyo waxa ay hadba qalcadihii Daraawiisheed ku su gan yihiin. Taasi waxay marag u tahay sida weyn ee foogu laab samaa ama darwiishnimadiisa loo rumaysnaa. Sidaas oo kale waxaa lon diri firey meelaha fogfoe oo misana halista ah. Daraawiishina damacdo inay daeaal ku ballaariso.
Ismaacii waxa uu ku firey col Daraawitish ah oo mar fa yiraahdo isasa ayaa madax u ahaa, marna Xirsi Cartan: colkaas oo Ja oran karo waxay ahaayeen naftood hurayaal aan kal cabsata lahayn. Taleex ayaa laea diray. tirsigcooduna konton aywu ahaa. waxaana foo diray maca alada Berbera oo markaas ahayd xaruntif? Maamutka In Siriiska si ay dagaal cabsiin ah uga tuuraan, madaxda Maa mulkana u dareensiiyaan inay Daraawtisht guryahooda kuL weerari karaan, har. hoyaad iyo raaxana u diid? karaan. Meel dhexe iyagoo maraya ayaa niman dhawr ahf waxay istuseen inay waddada ay hayaan ka leexdaan oo ay waddokale qaadaan, si ay uga nabad galaan degmooyinka Ingi riiska la jirey, Daraawiishtana colka la ahaa. Ismaaciil wuu ka xumaaday cabsidaas yar ee ragga qaarkiis ka muugatay. mana garaysan inay daw tahay jidka ay’ hayaan inay sinaba uga leexdaan. Nin ragga ku jiray oo Wacays Ja oran jiray intuu ku hal qabsaday ayuu tixdan gaaban mariyey:
Nin wahsadey Wacaysow ma helo war iyo liibaane
Nimankaa waddada jiifsadee laga wayiigaayo
Ee siday wax dilayaan gqalbigu ina ka waan sheeyey
Wallahaar, ku dhaartaye naagahaa igala waaweyne
Waddadaan ku diifaynayaa walahsayow Boode
Wataabiga dhashiisaa fardaha loo wanaagsadaye
Waagoo guduutaa Berbera lagu waraayaaye
Rabbi wuxuu ka qaybshaba wallee wegeredkuu jiidey
Tixdaas kolkii uu mariyey hadal dambe looma noqone waddadaa cagta la saaray, hase ahaatee nin baa su’aal weydiiyey oo ku yiri, «lsmaaciilow, inaynu Daraawiish nahay waa layna garanayaaye, maxaynu dadka ku dhihi doonnaa ?». Suu wuxuu durbadiiba yiri. «Waxaynu leennahay Ingiriis baannu u soconnaa co nabad baannu wadnaa ! Taladaas waa loo wada guuxay, ciddii ay arkaanna sidaas ayay ku oranayeen.
Waxay fardaha ku joogaanba maalintii dambe ayay inta Berbera galeen rasaas oodda kaga qaadeen, soona laabteen iyaga oo aan nin keliya mooyaane gof kale gorika mudin. Ayaantaasi taariikhda Daraawiishta meel weyn ayay ka gashay, waxayna ku aaddan tahay bishii Sibtembar, 1910kii Waxaa ta yiri, intii ayan soo nogon ka horow, ayaa rag ka mid ahi inta badda tegey labo ubbo oo biyaheeda ah ka soo dhaansaday, ciidda xeebtana dhawr cantoobo faraqa ku soo guntadeen, si ay Sayidka uga dhaadhiciyaan inay run sheegayaan oo ay Berbera tageen oo ay gubeen !
Sheeko yaab leh oo inaan halkan ku xusaa ay habboon tahay ayaa gelidda Rerbera ku xiran. Sheekadaas waxa loo weriyey sidatan soo socota : Nin reer Berbera ah oo afarrey yiqiin ayaa agtiisa Daraa wiish, dagaalladeeda iyo sida cabsi looga qabo lagu soo qaaday. Tix gaabay ayuu halkii ka mariyey oo ahayd:
Ninkii Teeyo dhagay baa Darwiish kala tegaayaaye
Haddaax tiro riyaa leeyahaan, tuulada ag joogo
Ma tunkay i soo qaban haddaanan Timirlahaa dhaajin.
Wuxuu leeyahay, «War anigu geel ay Daraawiishi iga meersato layguma oga, una tegi maayo. Haddii aanan ceelkaas Timir ah ee magaalada ku ag yaal dhaafin., xaggee Daraawiishi iigu imaan? Ma Berberey soo geli? Ma dhici karaysaa? Maya !».
Waa amar Jjaahe, ninkii sidaas u hadlaayey waxaa dhacday inuu maalintaas ku dhintay dagaalkii ay Daraawiishtu Berbera ka tuurtay ee aannu ka soo sheekaynay, Waayadaassidaad tuducyadaas ka garan kartowax kale ha la filee, marnaba Ja fili mayn inay Daraawiishi kelyo u
leedahay Xarunta Taliska Ingiriiska col weyn iyo gaade toona midna inay 1u soo geli karayso. Ha yeeshee, marar badan bay dhacdaa sida Ja malaynayo si aan ahayni, taasina sidaas ayay u dhacday.
Raggaas Berbera gubey waxay geystcen awgeed dawladda Ingiriisku waxay ku xukuntay in midkood walba shanxabbadood lagu dhufto haddii uu syo gacan galo; qofkii mid iyaga ka mid ah soo gacan geliyana waxaa loo bailan qaaday xoolo bedan iyo abaalgud aan yarayn. _Maalintaas ka dambow madaxda Ingiriisku i] gaar ah ayay Ismaaciil ku eegi jireen, waxayna ku dedaali jireen inuu mar dabin kooda ku soo dhaco; kumase ay guuleysan tan iyo markii Daraawiishi jabtay. Taasina waa sheeko kale oo sannu mooggeeda gadaal ka soo sheegi doonno.
Sidaas si le’eg wuxuu ismaaciil ka mid ahaa raggii Daraawiishta ahaa ee Boosaaso, Bayla iyo Hobyaba gubey, dagaalkana ka qarxiyey, iyagoo talisyadii Soomaaliyeed oo meelahaas ka kala jsrey ku colaadinaya inay garab iyo gaa shaan gumeysi nogdeen. Nin wuxuu ahaa had iyo jeer dadka Daraawiish ay colka ahasyeeni cabsi weyn ka qabi jireen. Dagaaliadii kulkululaa ee uu Ismaaciil ka qayb galay waxaa ka mid ahaa Cagaarweyne, Beerdhiga, Fardhiddin, Jidbaale, iyo Ruuga. Intaas waxaa u dheeraa isagoo qayb libaax ka qaatay dagaalladii dadkii Soomaaliyeed ee Daraawiish diid danaa ay kolba soo kicin jireen sidii goobtii «Habarhun bulle» oo kale.
Geelii MiinanJe ee Darwaaiish reer Bari ka dhacay sannadkii 1909—10, laguna tilmaamay inuu shaa geel Soomaaliyi kala qaaddo kii ugu badnaa raggii Sayidku ila alada ugu diray ayiu Ismaaciil ku jirey. Raggaasi intay xaruntii ka tageen ayay cidihii geela qaaday bartanka u galeen, dabadeedna soo laabteen iyagoo war cad oo halka geelashu joogaan ku saabsan ku huluuban. Markaas ayaa col weyn la diray, kaas oo dad badanna laayey, geel fara weynna soo meersaday. Ismaaciil darwiish daacad ah ayuu ahaa tan iyo 1920kii, markii dhaqdhaqaaqii baabba’ay Dabadeed reer miyi ayuu noqday, balkaasuyna ku noolaa ilaa uu ku geeri yooday BannaanWe,n sannadkii 1951,
Rag daraawiisn ahaan jirey waxay noo sheegeen inuu ahea ninka gabayada Sayidka dad oo dhan ugu badshey. Had iyo jeer. kolkii uu gaboobey wuxuu ku hadaadqi jirey Mmaansooyinkiisii sidii isagoo xaruntii iyo agjooggii Sayidka u jeel qaba, wuuba tu jeel qabaye !