HADDII AAN ATOORRADA LA QABAN

Gabayadii markii lagu noqnoqday ayuu Ismaaciil gabay murti Ich meriyey. Wuxuu tusaaleeyey in haddii gabayada fa sii wad) aan la mahadin doonin. Rag badan oo dhintay haddii loys xusuusiyo, ayuu yiri, hadhow baa laysku go'iye, hoy maansooyinka ha la joojiyo oo dadkaaan garashada dheer lahayn ee gabay baradka ah uunka ha laga qabto inta goori goor tahay. Wuxuu yiri :


Haddii aan atoorrada la qaban aakhiruu sebenka

Arnigii kaddii Gaanni Cali uurka lagu haysto

Agoommada alhuumiyo haddii arami loo sheego

Uurjiitka kacayaa hadduu aar u qalab qaato

Uluuf iyo uluuf lumay haddii Ia is ogeysiiyo

Aakhiro raggii jirey hadday uubatadu gaadho

Allaa igs og abarkaa’ harua eyba ey cuniye !