6. ALLAHAYOW


Beri ay diraaci dheeraatay oo gugii ma aragtay noqday ayaa xoolo badani baxeen. dad qaarkiisna silic aawadiis u galecn. Ismaaciil isagoo markaas tusaalaynaya waxyaalaha abaartu soo jiidday, Iaahna baryaya ayuu yiri


Allahayow cidluu balas lahaa shalayto Booraage

Allahayow barbaarkii laqwiyey balaqsey uusmiire

Allahayow hablihii baayacnaa haatan laga bayrye

Allahayew belaa la arkay oo xade baraarkiiye

Allahayow dadkii kibir bantaray barey itaalkiise

Allahayow cidlaa bahal ku cunay bogorki sheegnaaye 

Allahayow rag waa bixi jiraye baytamaal noqoye

Allahayow boggay iga hayaan baacda nayluhuye

Waxse origa baxay iiga daran weysha Baalsida e.