15. MA OG TARAY


Isagoo Darwiish daqarre oo uu abti u ahaa sidaannu mar hore soo xusnay cibaadada Taah iyo dhaqasho ku waaninaya wuxuu Ismaaciil yiri


Ma og tahay abtigayow inaan haatan odayoobey

Ma og t.hay awood iyo inaan orodki qaar gaabshey 

Ma og tahay ardaal noqey ninkaan reer umaamadine? .

Ma og tchay Ibleys iyo kufraa kuu akhriyey qiile

Ma og tahay Ilaah niman aqoon waa ambanayaaye

Ma og tahay albaabada jannada lagu illowsiiye.