14. TODDOBAAN BAXNAANINAHAYAA
Tixdan wuxuu gabyaagu mariyey mar uu intii muddo ah jirranaa oo ay duumo haysey. Kolkuu yarehe soo roonsaday ayuu mindhaa afadiisii Dhiimo ka gartay inay isdamacsiinayso. Wuxuu yiri
Naagyahay ma tdobsado haween taag ninkti pabaye
Tinkayeryo markaygaad ka gafan taws inaan gabo e
Tif ma siiso gaawaha hashii cudur taftaafaaye
Isma tuunsho orod neef haddaan tahartu noolayne
Ma tis yaado oofaha ninkii toobin kaga yaale
Talo xumada laqankii yiqiin guga tabaalowye
Tabtii buuri kaad ugu dawakhi tootin kuma yaale
Turaalse kaama sugayo oo waxaad taban sedkaagiiye
Xalaytuu istuxumbaaray oo tiil yar baw haraye
Toddobaan baxnaaninahayaa ee taa iskaga seexo
Tafriidna haygu ridin naagi waa taan aqoon jiraye.