10. HABLO GARACYO LAGA XOORAYO


Tixdan yarina waxay la mid tahay tii aynu soo marnay ee tirsigeedu toddobada ahaa. Macnaheeda iyo ujeedada iyadaa laga dhex heli karaa. Wuxuu yiri


Guntan boqorka wada yeelataad gaari ma lahayne

Shirshooroo gunnimo qaayibaad gaari ma lahayne