Amaduule Geele cumar canshuur wuxuu gabayga ka tiriyey dagaalkii xargaga dhulbahante iyo isaaq ingirisku lasocdo 80 sano kahor, waxaan ka cudur daaraneynaa hadii gabaygan wax ka maqan yihiin
Banka cawsha daaqda waxay baadka mirataba
Barbarada waxay eegto o baali hoofta baydariga laaya
Wuxuu baarka ka.ilasho buur unbu isugu toosiya kaga bafsiiyaaye
Halkasay isbaran daadisa lagu bireeyaye adna baabadi baataho waygu baxaysaye
Boholaha xargaga wayn miya kula banaanaday
Bam garxaya inaad tabata waa badownime
Bada ruuxa gala asan baran badasheeda bahalaha yaxaas
lyo libaax beerka kala gooye biixida laftiisiyo lawaa baraha dhiigiye
Ada baabadii batahoo waygu baxaysaye
Babaciisa yaaheel, Markay baaxad ololaysey
Ee baargabkii loosamcaday, Booca karinaayey
Ee boqolayaashii lahaa, Beerka kalagooyey
Xamarkiyo bulaalaha, Iyo forom xoodan
Wiilashaan bacriinsaday, Markay guudka kagabooden
Biicidiyo Marku cali bare, Uu balxaday dhigu
Bile yo markaan faarax dhuub, Baashe kala gooyey
Bootaan candhiil galabtil aan, Borurshey xaydhiisa
Waataad goshiyo buurta godan, Babaca saarayde
Ingriiskibaa din baaracshod, Belo ismoodeena
Ninkastoo ital isbida maalinbaan, Baarka jebiyaaye
Buruudbaan uleeyahay dagaal, Baaxadiyo xooge
Biladaan kugaataa markil, Laysusoo baxa e
Beer yo burcaba maalmahay, Ba aydu yeedhaysey
Burburkii kudhacay habarjeclaan, Baaba ayn abide
Boogbaan wadnaha kagaridiyo, Gaatir aan ba ine
Warsow noogamay bagan, Ragaan boga kadinyeystey