KHALSHAALE


(DIR WAQOOYI VS REER HAWD)

Abwan cabdirisag cabdilahi jamac afwarabe gabay idoor

Gabay uu abwaan reer buuhoodle ah uu u tiriyay iidoor dagaalkii kalshaale, gabaygaas oo tilmaamaya iidoor waxa uu yahay. Gabaygaas oo faah-faahinya xasuuqii loo geestey beesha Isaaq. Waxaa kaloo gabayga ka dhex mooqata sidii loo laayey xasuusay idoor iyo meydoodii oo dugaagu quutey markii uu ay la yaaceen hub aad u tiro badan iyo qoryo cusuub waxaad ke dheehan doontaa faafaahin iyo sharaad gabayga gudihiisa. Wuxuuna yidhi

  1. Lulumada isaaq iyo hawiye qoomka gadabuursi-

  2. Ciisaha abaakiii qubay ee qoriga keenaaya-

  3. Intaasoo dagaal qaadeysa oo igu qaroomeysa-

  4. Qalbigaaga yey galin iney wax iga qaadaane-

  5. Boohoodle kama qoofayo ee wuu qutudhayaaye-


  1. Daaroodka qaarkiiye waa qoom shisheeya ahe-

  2. Ilaahay baaa wax qaybinaya oon lala qiyaaaseyne-

  3. Qoomkastana waxbuu siiyey oo loo qadiriyaaye-

  4. Quwadaha dagaalkiyo qasiib qanigu noo dhiibye-

  5. War waan qaadanaa goobkas oo lagu qudh waayaa-


  1. Waxaa dirir na qaabila nimaan qurus u laabneene-

  2. qoom maalintaa baxaya baa nala ku qaadaaye-

  3. Quulada galbeed laga qoray ee lagu qafaalaayo-

  4. Siilaayo haduu tobaka qori, ku aarso is leeyahay-

  5. Qalbi laawe waa habar-jeclo, qaamudkeed galaye-

  6. War nimaan aduunyada ka qaban, xil iyo qaynuune-


  1. Dhaawicii la qaadeynin  iyo meydkii qolo beelay-

  2. Durba qirte Isaaqii siday ugu qasaareen eh-

  3. Sool-joogto maantaan qabsadey iyo qalab wixii yaalay -

  4. War Qoryihiyo markaan gaadhiyada kala qorsheenaayey-

  5. Sow Isaaqu kama sii qaxeyn qaniimadii tiilay-


  1. Qabri laguma ridin wiilashuu qaatey aarmiguye-

  2. Iyagoo dirayskii qaba ayuu bahalku quutaaye-

  3. Qosal farax leh bay ii ahayd kama qiiroone-

  4. Qaatilkii ku weerara sharcigaa lagu qisaasaaye-

  5. Iyaga caruuraha qabsada qayrdka koo xidhaye-

  6. Ma qaraamigii dirirayan  jeelka qabad siiyey.