KHALSHAALE
(DIR WAQOOYI VS DHULBAHANTE)
Abwan cabdirisag cabdilahi jamac afwarabe gabay idoor
Gabay uu abwaan reer buuhoodle ah uu u tiriyay iidoor dagaalkii kalshaale, gabaygaas oo tilmaamaya iidoor waxa uu yahay. Gabaygaas oo faah-faahinya xasuuqii loo geestey beesha Isaaq. Waxaa kaloo gabayga ka dhex mooqata sidii loo laayey xasuusay idoor iyo meydoodii oo dugaagu quutey markii uu ay la yaaceen hub aad u tiro badan iyo qoryo cusuub waxaad ke dheehan doontaa faafaahin iyo sharaad gabayga gudihiisa. Wuxuuna yidhi
Lulumada isaaq iyo hawiye qoomka gadabuursi-
Ciisaha abaakiii qubay ee qoriga keenaaya-
Intaasoo dagaal qaadeysa oo igu qaroomeysa-
Qalbigaaga yey galin iney wax iga qaadaane-
Boohoodle kama qoofayo ee wuu qutudhayaaye-
Daaroodka qaarkiiye waa qoom shisheeya ahe-
Ilaahay baaa wax qaybinaya oon lala qiyaaaseyne-
Qoomkastana waxbuu siiyey oo loo qadiriyaaye-
Quwadaha dagaalkiyo qasiib qanigu noo dhiibye-
War waan qaadanaa goobkas oo lagu qudh waayaa-
Waxaa dirir na qaabila nimaan qurus u laabneene-
qoom maalintaa baxaya baa nala ku qaadaaye-
Quulada galbeed laga qoray ee lagu qafaalaayo-
Siilaayo haduu tobaka qori, ku aarso is leeyahay-
Qalbi laawe waa habar-jeclo, qaamudkeed galaye-
War nimaan aduunyada ka qaban, xil iyo qaynuune-
Dhaawicii la qaadeynin iyo meydkii qolo beelay-
Durba qirte Isaaqii siday ugu qasaareen eh-
Sool-joogto maantaan qabsadey iyo qalab wixii yaalay -
War Qoryihiyo markaan gaadhiyada kala qorsheenaayey-
Sow Isaaqu kama sii qaxeyn qaniimadii tiilay-
Qabri laguma ridin wiilashuu qaatey aarmiguye-
Iyagoo dirayskii qaba ayuu bahalku quutaaye-
Qosal farax leh bay ii ahayd kama qiiroone-
Qaatilkii ku weerara sharcigaa lagu qisaasaaye-
Iyaga caruuraha qabsada qayrdka koo xidhaye-
Ma qaraamigii dirirayan jeelka qabad siiyey.
Barigii dagaalkii kalshaale dhacay ayaa laga furtey xub iyo saanad military. Dagaalkan u dhaxeeyey (Dir iyo dhulbahante). Gabaygana wuxuu sheegaya farqiga u dhaxeeya idoor iyo dhulbahante, halka idoor logu sheegay in guumaystihiii raran jiray halka dhulbahante la dagaalamyey guumaysigii ku soo duulay dhulbahante soomaaliyeed. Wuxuu yidhi abwaan Afwaraabe
Meelkastuu Ukoco Ma Jiro Ruux Soo Kordhinayaaye-
War Rag Kalsooni Buu Leeyahay Uu Meel Ku Kaydsado e-
Talo Uu Isagu Keenayo Buu Kor Ugu Guuraaye-
Konton Laana Iyo Been Dadkii Lagu Kadeedaayey-
Ee Karaamadoodii Luntay Yaan Kaalay Leeyahay-
Kulmiye Iyo Kuwaa Udub Wada Ee Aniga Ii Keenay-
Waa Dadkii Kiraalaha Noqday Ee Ay Iga Kaxaysteene-
Kashif Ruux Ka Baqayaa Ma Cuno Kadabka Qaarkiise-
Kaskaaskiyo Ninkii Liitaay Bay Kuul U Geliyeene-
Kurihii Hargaisa Ee Aan Ogaa Kooxda Yare Joogta-
Kursi Inay Helaan Ha U Fadhiyin Kaafba Kuma Taale-
Korkiyo Waxaa Laga Jiraa Afarta Koonoode-
Kumayaalka Gaal Iyo Kuwii Koofil Shalay Laayey-
Rag Kiniisad Neceb Baa Jira Iyo Kiristankoodiiye-
Lacag Kiishash Lagu Soo Ridey Ay Kooxi Daba Joogto-
Oo Aan Kufkaygaba Ahayn Ha Iila Soo Kicine-
Talyaanigu Markuu Koonfur Degey Kuna Kadeedaayey-
Ingiriisna Kaalihii Hore Iyo Ciidamada Keenay-
Kobtan Ma Lihid Anigaa Idhi Oo Kiciyey Gaalkiiye-
Kasha Iyo Qalbiga Niman Ka Neceb Kaafirkaan Nahaye-
Iidoor Korkaa Laga Rartay Kamana Diidayne-
Waatuu Sidii Koronka Awr Keenada Lahaaye-
Anigaa Karbaashkii Ka Rogey Kabadii Saarnayde-
Kaluunkiyo Beerahaan Lahaa Way Kobcinayaane-
Haduu Kabo Ka Waaweyn Gashaday Ama Kur Dheer Fuulay-
Nin Walbaa Wixii Uu Kasbaday Waa La Kulansiine-
Kadeed Iyo Dhib Badan Baan U Maray Dowlad Kaamilehe-
Kibir Bay Ka Qaadeen Markaan Keenay Calankiiye-
Kurba Inuu Kasoo Dego Ninkaan Dhaar Ka Kalow Siiyey-
Kob Banaan Markuu Dego Ninkii Laga Kiraynaayey-
Kabraradii Galbeed Baa Itiri Kuuriyaan Ahaye-
Caruuraha Kariiriga Dhaqda Ee Kaymaha U Ooda-
Ee Geel Kooro Waaweyn Leh Iyo Koromo Moodaaya-
Iyo Kulanka Iidoor Wadaa Kob Isma Dhaamaane-
Kelmad Gaal Ku Yidhi Bay Xornimo Kamilo Moodeene-
Oo Maro Yaroo Loo Karkaray Kor Ula Boodeene-
War Daaroodka Kilin Fayf Dega Ee Kiiniya Iyo Eyl Leh-
Waa Kuwo Nin Soo Wada Dhalay Aan Kala Fogaanayne-
Gidi Waa Kubkii Odayga Ee Ma Aha Keen Keene-
Kooraha Colaadeed Hadii Kaadh La Kala Qaato-
Oo Aan Usoo Koco Dagaal Kii Horaan Ahaye-
Marba Reer Yaroo Soo Kobcay Oo Kibir La Boodaaya-
Iyo Gaal Badayda Iyo Kormara Kaymihii Boqorka-
Dhaaxaa Dagaal Lagu Kulmay Ay Kabaha Daadsheene-
Kariimkaan Ku Dhaartee Ma Ihi Kuway Guumaysteene-
Kashifkoodu Waa Maalintaan Geenyada Ukoree-
Naf Kash Kaash Ka Badan Baan Ujaray Kaad Ku Kibirteene-
Kamaandowstii Yurub Baan Cunay Aan Kiis Iqabanayne-
War Kursigayga Yaan Nimaan Lahayn Cidi Ku Kaalmayne.
Gabayagi waxaa loogu jawaabay nin habarjeclo ah oo gabay calaacala ka tiriyey kalshaale iyo sidii loogu gumeeyey idoor,
Inaa caalle tahay caalle dhalay waa caddaan dhab ahe-
Ceelkii Kalshaale adoo ciid ka qodanaaya-
Cishihii habeenkii adoo calan walaynaaya-
casarkii iyo dharaartii markaan ciidan kugu keenay-
ceeryaamo qiiqlihiyo markay qawdu kugu yeedhay-
ee curaddadaadii barqada ciidda lugu duugay-
oo culumadadii rasaas lugu casaynaayay-
Curcurada raggii laabtay cararay oo fiigay-
inay cadan ka soo qayliyaaan waa cawaanima eh-
Cali-gari iyo reer-hagar way kula coloobeene-
cidda reer-marqaan iyo hadday qarare cayrowdo-
oo iyadoo caleen doog leh iyo culusho loo diido-
ama ay abaar caan ah timi lugu caddaan waayay-
Raggii cududda kuu sheegtay oo caan ah baan ahaye-
oo waliba cayn iyo fadhiya cidhifka Buuhoodle-
ciilkiyo qamuunyadu raggay camanka googoysay-
calfahooda raggaan ka guray cidhifka maygaagle-
Bali calanle iyo coodane ayay carar ku dhaafeene-
waana curaddaaddii har-jecloo loo calaacalay dheh-
Nimankaan siddii ciid fadhida cagafta jiidhsiiyay-
waa Kuwaan Kalshaaliyo ku cunayciidda qorilugud eh-
Wali ciidankii baan ahay cududda waynaaye-
Ceel danbaan ciyaar lugu qodin ina-caallow caawa-
Gabaygani waxa uu muujinayaa sidey beesha dhulbahante u difaaceen uguma soomaliyeed meel walab ay dagaal, iyo jabkii ay u geesteen guumeestihii dhulka soomaaliyeed soogalay. Waxa kale oo gabaygan ke dhex arki kartaa sida idoor dusha looga raran jiray.
Meelkastuu Ukoco Ma Jiro Ruux Soo Kordhinayaaye-
War Rag Kalsooni Buu Leeyahay Uu Meel Ku Kaydsado e-
Talo Uu Isagu Keenayo Buu Kor Ugu Guuraaye-
Konton Laana Iyo Been Dadkii Lagu Kadeedaayey-
Ee Karaamadoodii Luntay Yaan Kaalay Leeyahay-
Kulmiye Iyo Kuwaa Udub Wada Ee Aniga Ii Keenay-
Waa Dadkii Kiraalaha Noqday Ee Ay Iga Kaxaysteene-
Kashif Ruux Ka Baqayaa Ma Cuno Kadabka Qaarkiise-
Kaskaaskiyo Ninkii Liitaay Bay Kuul U Geliyeene-
Kurihii Hargaisa Ee Aan Ogaa Kooxda Yare Joogta-
Kursi Inay Helaan Ha U Fadhiyin Kaafba Kuma Taale-
Korkiyo Waxaa Laga Jiraa Afarta Koonoode-
Kumayaalka Gaal Iyo Kuwii Koofil Shalay Laayey-
Rag Kiniisad Neceb Baa Jira Iyo Kiristankoodiiye-
Lacag Kiishash Lagu Soo Ridey Ay Kooxi Daba Joogto-
Oo Aan Kufkaygaba Ahayn Ha Iila Soo Kicine-
Talyaanigu Markuu Koonfur Degey Kuna Kadeedaayey-
Ingiriisna Kaalihii Hore Iyo Ciidamada Keenay-
Kobtan Ma Lihid Anigaa Idhi Oo Kiciyey Gaalkiiye-
Kasha Iyo Qalbiga Niman Ka Neceb Kaafirkaan Nahaye-
Iidoor Korkaa Laga Rartay Kamana Diidayne-
Waatuu Sidii Koronka Awr Keenada Lahaaye-
Anigaa Karbaashkii Ka Rogey Kabadii Saarnayde-
Kaluunkiyo Beerahaan Lahaa Way Kobcinayaane-
Haduu Kabo Ka Waaweyn Gashaday Ama Kur Dheer Fuulay-
Nin Walbaa Wixii Uu Kasbaday Waa La Kulansiine-
Kadeed Iyo Dhib Badan Baan U Maray Dowlad Kaamilehe-
Kibir Bay Ka Qaadeen Markaan Keenay Calankiiye-
Kurba Inuu Kasoo Dego Ninkaan Dhaar Ka Kalow Siiyey-
Kob Banaan Markuu Dego Ninkii Laga Kiraynaayey-
Kabraradii Galbeed Baa Itiri Kuuriyaan Ahaye-
Caruuraha Kariiriga Dhaqda Ee Kaymaha U Ooda-
Ee Geel Kooro Waaweyn Leh Iyo Koromo Moodaaya-
Iyo Kulanka Iidoor Wadaa Kob Isma Dhaamaane-
Kelmad Gaal Ku Yidhi Bay Xornimo Kamilo Moodeene-
Oo Maro Yaroo Loo Karkaray Kor Ula Boodeene-
War Daaroodka Kilin Fayf Dega Ee Kiiniya Iyo Eyl Leh-
Waa Kuwo Nin Soo Wada Dhalay Aan Kala Fogaanayne-
Gidi Waa Kubkii Odayga Ee Ma Aha Keen Keene-
Kooraha Colaadeed Hadii Kaadh La Kala Qaato-
Oo Aan Usoo Koco Dagaal Kii Horaan Ahaye-
Marba Reer Yaroo Soo Kobcay Oo Kibir La Boodaaya-
Iyo Gaal Badayda Iyo Kormara Kaymihii Boqorka-
Dhaaxaa Dagaal Lagu Kulmay Ay Kabaha Daadsheene-
Kariimkaan Ku Dhaartee Ma Ihi Kuway Guumaysteene-
Kashifkoodu Waa Maalintaan Geenyada Ukoree-
Naf Kash Kaash Ka Badan Baan Ujaray Kaad Ku Kibirteene-
Kamaandowstii Yurub Baan Cunay Aan Kiis Iqabanayne-
War Kursigayga Yaan Nimaan Lahayn Cidi Ku Kaalmayne.
Reference Citation
Sacmadeeqo Media, Ahmed Fays. (2021, 20 10) Gabay habarjeclo kaga calaacaleyso jabtii ku gaadhey kalshaale